Guddigii farsamo ee DF & D/Goboleedyada oo Gudoomiye doortay, lana kulmay.. (Sawirro)

Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen ayaa caawa kulan la qaatay Guddiga Farsamo ee Qaban-qaabada Shirweynaha Wadatashiga ee maanta soo gaaray Magaalada Baydhabo. Laftagareen ayaa dardaaran iyo dhiiragelin u jeediyay xubnaha guddiga in shirkooda natiijo wanaagsan ka soo baxo. Dhinaca kale, Xubnaha Guddiga Farsamada ee ka socda dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa … Continue reading Guddigii farsamo ee DF & D/Goboleedyada oo Gudoomiye doortay, lana kulmay.. (Sawirro)